Shaxda Rasmiga Ah Ee Crystal Palace vs Arsenal: Jesus Oo Hogaaminaya Weerarka Gunners

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono Crystal Palace kulan ka dhacaya garoonka Selhurst Park.

Tababare Arteta ayaa weerarkiisa ku bilaabay xiddiga Gabriel Jesus kaas oo kulankiisii ugu horeeyay ee Rasmi ah ku bilaaban doona shaxda Arsenal.

Sidoo kale Arteta ayaa shaxdiisa ku bilaabay saxiixa cusub ee Zinchenko halka uu daafaca ku soo laabtay kooda ee Saliba ku bilowday daafaca dhexe.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Crystal Palace: Guaita, Clyne, Andersen, Guehi, Mitchell, Doucoure, Schlupp, Eze, Ayew, Zaha, Edouard.

Kaydka: Johnstone, Ward, Milivojevic, Mateta, Hughes, Ebiowei, Richards, Riedewald, Plange.

Arsenal: Ramsdale, White, Saliba, Gabriel, Zinchenko, Partey, Xhaka, Saka, Odegaard, Martinelli, Jesus.

Kaydka: Turner, Tierney, Nketiah, Holding, Cedric Soares, Pepe, Lokonga, Nelson, Elneny.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*