Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Watford: Frank Lampard Oo 4 Is Badal Ku Sameeyay Shaxdisia

Tababaraha kooxda chelsea ee Frank Lampard aya soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Watford kulan ka tirsan prmeier League kana dhici doona garoonka Stamford Bridge.

Frank Lampard ayaa 4 is badal ku sameeyay shaxdii kulankii West Ham isaga oo ku bilaabay xiddigaha Reece James, Kurt Zouma, Mason Mount Iyo Olivier Giroud.

Xiddigaas ayaa badalay xiddigaha Marcos Alonso, Antonio Rudiger, Mateo Kovacic & Tammy Abraham kuwaas oo aan qaab ciyaareed fiican soo bandhigin kulankaas.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Chelsea: Arrizabalaga, James, Azpilicueta, Christensen, Zouma, Kante, Mount, Barkley, Willian, Pulisic, Giroud.

Kaydka: Caballero, Rudiger, Alonso, Jorginho, Abraham, Pedro, Loftus-Cheek, Hudson-Odoi, Gilmour.

Watford: Foster, Femenia, Mariappa, Dawson, Kabasele, Hughes, Doucoure, Capoue, Chalobah, Sarr, Deeney.

Kaydka: Gomes, Cleverley, Welbeck, Masina, Cathcart, Joao Pedro, Gray, Holebas, Pereyra.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*