Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Man City: Shaxda Ay Tuchel Iyo Guardiola Ku Soo Galeen Kulanka Adag.

Tababarayaasha Pep Guardiola & Thomas Tuchel ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka FA Cup-ka ee ka dhici doona Wembley kana tirsan Semi-final-ka tartanka.

Guardiola ayaa  shaxdiisa ku bilaabay xiddigaha ugu muhiimsan kooxdiisa isaga oo weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Jesus iyo Sterling kuwaas oo uu wehelinayo xiddiga Torres.

Dhanka kale Tuchel ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddiaha Werner iyo Ziyech oo hogaaminaya weerarka Blues halka uu Kante ku bilowday khadka dhexe ee Chelsea.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Chelsea: Kepa, Azpilicueta, Thiago Silva, Rudiger, James, Jorginho, Kante, Chilwell, Mount, Ziyech, Werner.

Kaydka: Caballero, Alonso, Emerson, Zouma, Gilmour, Havertz, Hudson-Odoi, Pulisic, Giroud.

Man City: Steffen, Cancelo, Dias, Laporte, Mendy, Rodrigo, Fernandinho, De Bruyne, Torres, Sterling, Jesus

Kaydka: Ederson, Walker, Stones, Ake, Gundogan, Zinchenko, Bernardo, Mahrez, Foden

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Wado Fudud Oo Aad Jacaylkaaga Ugu Muujin Kartid Gacaliyahaaga, Hadii Aad Samaysid Adiga Ayaa Abid Iska Leh Qalbigiisa, Meelna Kaagama Socdo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*