Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Liverpool: Labada Tababare Oo Shax Adag Ku Soo Galay Kulanka

Kooxaha Liverpool & Chelsea ayaa isaga hor doona kulan xiiso leh kaas oo ka tirsan Finalka UEFA Super Cup xilli ay labada kooxoodb ku dadaalayaan sidii ay ugu guulaysan lahaayeen koobkoodii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedkan.

Labada tababare ayaa kulanka ku soo galay shax adag inkasta oo ay ka maqan yihiin dhawr xiddig oo muhiim u ah shaxdooda.

Frank Lampard ayaa isha ku haya in uu Chelsea ku hogaamiyo koobkiisii ugu horeeyay halka uu Klopp doonayo in uu koobkiisii 2-aad ku hogaamiyo kooxda Liverpool.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Chelsea:Kepa, Azpilicueta, Christensen, Zouma, Emerson, Kante, Jorginho, Kovacic, Pedro, Giroud, Pulisic.

Advertisements

Kaydka: Caballero, Rudiger, Alonso, Zappacosta, Tomori, Mount, Kennedy, Gilmour, Barkley, Batshuayi, Abraham, Willian.

 

Liverpool:Adrian, Gomez, Matip, Van Dijk, Robertson, Fabinho, Milner, henderson, Oxlade-Chamberlain, Mane, Salah.

Kaydka: Lonergan, Kelleher, Hoever, Elliott, Alexander-Arnold, Wijnaldum, Shaqiri, Lallana, Firmino, Brewster, Origi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*