
Tababaraha Kooxda chelsea Frank Lampard ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Aston Villa kulan ka tirsan premier League.
Lampard ayaa shaxdiisa ku sameeyay 6 badal isaga oo ku bilaabay xiddigaha Hudson-Odoi, Azpilicueta, Christensen, Rudiger, Giroud iyo Jorginho.
Isaga oo kaydka dhigay xiddigaha Silva, Abraham, Werner Iyo Kovacic halka uu shaxda ka maqan yahay gabi ahaan xiddiga Reece James.
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:
Chelsea: Mendy, Azpilicueta, Christensen, Rudiger, Chilwell, Jorginho, Kante, Mount, Hudson-Odoi, Pulisic, Giroud
Kaydka: Arrizabalaga, Silva, Abraham, Werner, Tomori, Kovacic, Gilmour, Havertz, Emerson
Aston Villa: Martinez, Cash, Konsa, Hause, Targett, Luiz, McGinn, Grealish, Traore, El Ghazi, Watkins
Kaydka: Heaton, Taylor, Hourihane, Nakamba, Engels, Guilbert, Elmohamady, Davis, Ramsey
Be the first to comment