Shaxda Rasmiga Ah Ee Brentford Vs Liverpool: Alexander-Arnold Oo Ku Soo Laabtay Shaxda Reds

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Brentford kulan ka tirsan todobaadkii 6-aad ee horyaalka premier League.

Tababare Klopp ayaa shaxdisia dib ugu bilaabay xiddiga Alexander-Arnold Kadib markii uu seegay labadii kulan ee ugu dambeeyay tartamada oo dhan.

Dhanka kale Roberto Firmino ayaa taam u noqday kulanka kadib markii uu ka soo kabsaday dhaawac uu kaga maqnaa kulamadii ugu dambeeyay kuna dhaawacmay kulankii Chelsea.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Brentford: Raya, Ajer, Jansson, Pinnock, Canos, Janelt, Norgaard, Onyeka, Henry, Mbeumo, Toney.

Kaydka: Fernandes, Jensen, Forss, Wissa, Ghoddos, Zanka, Baptiste, Bidstrup, Roerslev.

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Robertson, Fabinho, Henderson, Jones, Salah, Jota, Mane.

Kaydka: Kelleher, Konate, Gomez, Tsimikas, Milner, Oxlade-Chamberlain, Minamino, Firmino, Origi.

Sii Akhriso: Waakan Ninka Ay Dumarka Oo Dhan Jecelyihiin, Xitaa U Dhiman Karaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*