Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona Vs Real Madrid: Ayay Labada Tababare Ku Bilaabeen Shaxdooda.

Tababarayaasha Barcelona iyo Real Madrid ee Xavi iyo Ancelotti ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka adag ee El Clasico.

Tababare Xavi ayaa shaxdiisa ugu adag ku soo galay isaga oo weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Torres, Luuke de Jong iyo Dembele.

Dhanka kale Weerarka Real waxa hogaaminaya xiddigaha Asensio, Vinicius, Benzema iyada oo ay labada tababare iskala hor imanayaan shaxdooda ugu fiican.

Halkan Kaga Bogo Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Barcelona: Ter Stegen – Alves, Araujo, Pique, Alba – Busquets, F. de Jong, Gavi – Ferran, L. de Jong, Dembele.

Real Madrid: Courtois; Carvajal, Militao, Nacho, Mendy; Casemiro, Kroos, Modric; Asensio, Vinicius, Benzema.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*