Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona Vs Real Madrid: Ayaa Ku Bilowday Shaxda El Clasico.

Tababarayaasha Zidane iyo Koeman ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka El Clasico kana tirsan horyaalka La Liga.

Labada tababare ayaa ku soo galay shaxdooda ugu adag iyada oo ay Barcelona weerarka hogaaminayaan xiddigaha Ansu fati iyo Lionel Messi.

Dhanka kale Vinícius & Benzema ayaa hogaaminaya weerarka Real Madrid kulan au labada tababare doonayaan in ay ku soo laabtaan wadada guulaha.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Barcelona: Neto,  Dest, Piqué, Lenglet, Alba, Busquets, De jong, Pedri Coutinho, Ansu Fati, Lionel Messi

Real Madrid: Courtois, Nacho, Ramos, Varane, Mendy; Casemiro, Valverde, Kroos; Asensio, Vinícius, Benzema.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*