Shaxda Rasmiga Ah Ee Ay Real Madrid Kaga Hor Tagayso Celta Vigo: Zidane Oo 4-4-2 Ku Ciyaaraya

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Celta Vigo kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Tababare Zidane ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddigaha Varane iyo Nacho kuwaas oo hogaaminaya daafaca dhexe kadib markii uu Sergio Ramos seegay Kulanka.

Dhanka kale Waxa uu khadka dhexe ku bilaabay xiddigaha Kroos,Valverde, Modric iyo Casemiro kuwaas oo ku bilowday shaxda Los Blancos ee kulanka.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Real Madrid: Courtois; Varane, Mendy, Lucas Vasquez, Nacho; Kroos, Modric, Casemiro, Valverde; Benzema, vinicius jr

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*