Shaxda Rasmiga Ah Ee Aston Villa Vs Man United: Solskjaer Oo Aan Shaxdiisa Wax Is Badal Ah Ku Samayn

Tababaraha Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxdauu kaga hor tagi doono kooxda Aston Villa kulan ka dhici doona garoonka Villa Park.

Solskjaer ayaa ku soo galay shaxdii uu kulankii ugu dambeeyay ku soo galay isaga oo aan wax is badal ah ku samayn shaxdiisa.

Tababaraha ayaa u muuqda mid helay shaxdiisii Rasmiga ahayd isaga oo aan doonayn in uu kala jabiyo xiddigaha 11-ka ah ee isla qabsaday.

Kulankan ayaa ah kulankii 4-aad oo xidhiidh ah oo uuna tababare Solskjaer wax is badal ah ku samayn shaxdiisa ku bilaabanaysa ciyaarta.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Aston Villa: Reina, Konsa, Hause, Mings, Taylor, Grealish, Luiz, McGinn, El Ghazi, Trezeguet, Samatta.

Kaydka: Nyland, Lansbury, Nakamba, Hourihane, Jota, Guilbert, El Mohamaday, Vassilev, Davis.

Man Unite: De Gea, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Shaw, Matic, Pogba, Greenwood, Fernandes, Rashford, Martial.

Kaydka: Romero, Bailly, Williams, McTominay, Fred, Pereira, Mata, James, Ighalo.

Sii Akhriso: Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre Oo Si Adag Uga Soo Hor Jeestay Muddo Kordhin Loo Sameeyo Xukuumada Haatan Kuna Adkaystay In La Qabto Doorashada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*