Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Liverpool: Shaxda Ay Labada Tababare Ku Soo Galeen Kulanka.

Tababaryaaasha Mikel Arteta Iyo Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka adag ee horyaalka premeir League kulan ka dhici doona garoonka Emirates Staduim.

Mikel Areta ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddiga Chambers Kaas oo uu ku badalay xiddiga Bellerin halka ay weerarkiisa ka wada ciyaarayaan xiddigaha Aubameyang, Pepe, Lacazette.

Dhanka kale Klopp ayaa weerarkiisa ku bilaabay xiddiga Firmino isaga oo kaydka dhigay xiddiga wacdaraha dhigaya ee Jota halka uu sidoo kale kaydka dhigay xiddiga khadka dhexe ee Wijnaldum booskiisana ku bilaabay xiddiga Milner

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Arsenal: Leno, Chambers, Holding, Gabriel, Tierney, Partey, Ceballos, Aubameyang, Odegaard, Pepe, Lacazette.

Kaydka: Ryan, Bellerin, Willian, Soares, Mari, Nelson, Elneny, Nketiah, Martinelli.

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Phillips, Kabak, Robertson, Fabinho, Milner, Thiago, Mane, Firmino, Salah.

Kaydka: Adrian, Wijnaldum, Kieta, Oxlade-Chamberlain, Jones, Jota, Tsimikas, Shaqiri, Williams.

Sii Akhriso: Waa Maxay Sababta Aan Loo Iloobin Jacaylka Ugu Horeeya?

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*