Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Leicester: Partey Oo Ku Bilowday Shaxda Gunners & Willian Oo Seegay Kulanka

Tababaraha Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor imana doono kooxda Leicester City kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Tababare Mikel Arteta ayaa markii ugu horaysay prmeier League ku bilaabay shaxdiisa xiddigiisa cusub ee Thomas Partey.

Laakiin waxa kulanka gabi ahaan seegay xiddiga Willian waxana booskiisa ka ciyaaraya xiddiga Saka isaga oo weerarka la hogaaminaya xiddigaha Lacazette & Aubameyang.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Arsenal: Leno, Luiz, Gabriel, Tierney, Bellerin, Xhaka, Partey, Ceballos, Saka, Lacazette, Aubameyang.

Kaydka: Runarsson, Mustafi, Maitland-Niles, Elneny, Willock, Pepe, Nketiah.

Leicester City: Schmeichel, Fofana, Evans, Fuchs, Castagne, Mendy, Praet, Justin, Tielemans, Barnes, Maddison.

Kaydka: Ward, Morgan, Under, Choudhury, Albrighton, Iheanacho, Vardy.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*