
Tababarayaasha Arsenal Iyo Chelsea ee Frank Lampard iyo Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka ka dhici doona Emirates Stadium.
Mikel Arteta ayaa kaydka ku bilaabay xiddiga Aubameyang halka ay sidoo kale weerarka hogaaminayaan xiddigaha Martinelli, Saka, Lacazette.
Dhanka kale xiddigaha Reece James iyo Ben Chilwell ayaa taam u noqday kulanka halka ay weerarka wada hogaaminayaan xiddigaha Pulisic, Werner, Abraham.
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:
Arsenal: Leno, Bellerin, Holding, Mari, Tierney, Elneny, Xhaka, Smith Rowe, Martinelli, Saka, Lacazette.
Kaydka: Runarsson, Cedric, Mustafi, Maitland-Niles, Ceballos, Willock, Pepe, Nketiah, Aubameyang.
Chelsea: Mendy, James, Zouma, Silva, Chilwell, Kante, Kovacic, Mount, Pulisic, Werner, Abraham.
Kaydka: Kepa, Rudiger, Azpilicueta, Emerson, Gilmour, Jorginho, Havertz, Hudson-Odoi, Giroud.
Be the first to comment