Shaxda Laga Yaabo In Uu Zidane Kaga Hor Tago Getafe, Hazard Wuu Maqanyahay

Kooxda Real Madrid ayaa marti galin doonta kooxda Getafe kulan ka tirsan todobaadkii 33-aad ee horyaalka La Liga kana dhici doona garoonka Alfredo Di Stefano.

Zidane iyo kooxdiisa ayaa isha ku haya in guul ay gaadhaan in ay la macno tahay in ay 5 dhibcood ku qabanayaan hogaanka horyaalka La Liga kuna sii dhawaanayaan ku guulaysiga horyaalka.

Waxa haatanba la xaqiijiyay in uu xiddiga Eden Hazard seegi doono kulanka kadib markii uu tababare Zidane liiska ka reebay xiddiga.

Laakiin Zidane ayaa haysta xiddigo uu ka soo xusho shax adag oo ku hogaamisa kooxdiisa guul ku dhawaysa ku guulaysiga horyaalka La Liga.

Shaxda Macquulka ah ee Kulanka:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*