Shaxda Laga Yaabo In Uu Thomas Tuchel Ku Ciyaaro Kadib Markii Loo Magacaabay Tababaraha Cusub Ee Chesea, Saxiixyo Cusub Ayaa Ku Jira.

Thomas Tuchel ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda PSG isaga oo shaqada ka badalaya Tababare Frank Lampard.

Tababaraha reer Germnay ayaa bilaa shaqo ahaa tan ilaa bishii December kadib markii laga caydhiyay shaqada kooxda PSG.

Tababare Thomas Tuchel ayaa xiddigo cusub keeni doona kooxdiisa hadii uu qabto shaqada tababaranimo ee kooxda chelsea.

Xiddiga Erling Haaland ayaa ka mid ah xiddigaha uu doonayo in uu keeno Stamford Bridge hadii uu qabto shaqada kooxda chelsea.

Sidoo kale daafaca kooxda RB Leipzig ee Dayot Upamecano ayaa ka mid ah xiddigaha uu Thomas Tuchel keeni karo kooxda chelsea.

Sidoo kale xiddiga khadka dhexe ee Marco Verrtti oo uu kala soo shaqeeyay kooxda PSG ayaa ka mid ah shaxda uu ku ciyaari karo Blues.

How Chelsea could line up under Thomas Tuchel

Sii Akhriso:Kalmado Calaacal Ah Oo Qalbiga Ku Xanuujinaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*