Shaxda Laga Yaabo In Ay Real Madrid Kaga Hor Tagto Granada

Kooxda Real Madrid ayaa marti galinaysa horyaalka La Liga kulan ka tirsan todobaadkii 36-aad ee horyaalka kulan ka dhici doona garoonka Los Carmenes.

Real Madrid ayaa kulanka u soo galaysa in ay hal talaabo u qaado ku guulaysiga horyaalka La Liga marka ay martida u noqonayaan kooxda Granada.

Los Blancos ayaa 8 kulan badisay tan ilaa markii dib loo bilaabay xilli ciyaareedkan waxana ay kaliya haatan 2 kulan u jiraan ku guulaysiga horyaalka.

Real Madrid ayaa haatan 4 dhibcood ku hogaaminaysa ka hor inta ayna la ciyaarin kooxda Granada waxana ay sii dheeraysan doonaan horyaalka.

POSS RM XI vs. GRA

Sii Akhriso: War Murtiyeedka Laga Soo Saaray Shirkii Dhuusamareeb Uga Socday Maamul Goboleedyada Xubnaha Ka Ah Dowlada Federaalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*