Shaxda Laga Yaabo In Ay Man United Kaga Hor Tagto Shefield United

Kooxda Man United ayaa la ciyaari doonta kooxda Shefield United kulan adag oo ka tirsan horyaalka premier League iyaga oo doonaya in ay ku soo laabtaan hogaanka horyaalka premier League.

Tababare Solskjaer ayaa la filayaa in uu is badal ku sameeyo shaxdiisa marka loo eego in ay kulamo badan ciyaari doonaan wakhtiga soo socda.

Man United ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo ku jira qaab ciyaareed fiican waxana la filayaa in ay guul gaadho kulanka shax walba oo ay ku soo galaan.

How Man United could line up against Sheffield United

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*