Shaxda Laga Yaabo In Ay Man United Kaga Hor Tagto Everton Kulanka Carabao Cup-ka.

Kooxda Man United ayaa la ciyaari doonto Everton kulan ka tirsan Carabao Cup-ka wareega Quarter-Final-ka tartanka.

Red Devils ayaa ciyaari doonta 4 kulan 10-ka maalin ee soo socota iyada oo uu ku jiro kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda ka horaysa ee Leicester City.

Tababare Solskjaer ayaa xaqiijiyay in ay kooxdiisu dhaawac Canqawga ah ah ku waayi doonto xiddiga khadka dhexe Scott McTominay.

Taas ayaa la macno ah in uu Paul Pogba ku soo laaban doono shaxda kaas oo kaydka fadhiyay kulankii ugu dambeeyay.

Sidoo kale Solskjaer ayaa la filayaa in uu nasiyo xiddiga Burno Fernandes iyo wlaiba xiddigo kale oo kooxdiisa si uu ugu nasiyo kulanka sabtida.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Lamaanaha: 4 Khalad Oo Uu Ninku Ka Galo Xaaskiisa Kulanka Sariirta, Iska Ilaali Ninow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*