Shaxda Laga Yaabo In Ay Liverpool Ku Ciyaarto Kadib Dhaawacii Fabinho.

Kooxda Liverpool ayaa dhaawac ku waayi doonta xiddiga Fabinho kaas oo daafaca dhexe ka ciyaarayay kulamadii ugu dambeeyay si uu u buuxiyo booska Van Dijk kaas oo dhaawac wakhti dheer ah ku maqnaan doona.

Xiddiga reer Brazil ayaa garoomada ka maqnaan doona ilaa kadib fasaxa xulalka ee 21 bisha November kadib dhaawacii muruqa ahaa ee soo gaadhay.

Xiddiga reer Brazil ayaa seegi doona kulamada ay ka midka yihiin West Ham, Atalanta iyo Man City kadib dhaawacii soo gaadhay xiddiga.

Daafaca da’yarka ah ee Rhys Williams ayaa badalay Fabinho kulankii champions League waxana la filayaa in uu sii haysto booskiisa kulanka West Ham.

Poss Liv XI vs. WHU

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*