Shaxda Laga Yaabo In Ay Liverpool Kaga Hor Tagto West Brom.

Kooxda Liverpool ayaa caawa la ciyaari doonta kooxda West Brom kulan ka tirsan horyaalka La Liga kaas oo soo gali doona 8:30 fiidnimo ee wakhtiga Somaliya.

Liverpool ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo isha ku haya in ay gaadhaan guul si ay uga faa’iidaysato kadib markii ay bar-baro galeen kooxaha ku soo xiga ee Man United iyo Leciester City.

Kooxda Liverpool ayaa doonaysa in ay sii dheerystaan hogaanka waxana ay si ad ah u doonayaan in ay guul gaadhaan si ay u dheerystaan hogaanka.

Tababare Jurgen Klopp oo isha ku haya kulanka Newcastle ee bartamaha todobaadka ayaa la filayaa in uu is badal ku sameeyo shaxdiisa kulanka.

Liverpool vs West Brom betting tips: Premier League preview & predictions

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*