Shaxda Laga Yaabo In Ay Liverpool Kaga Hor Tagto Real Madrid.

Kooxda Liverpool ayaa la ciyaari doonta kooxda Real Madrid kulan ka tirsan lugta 2-aad ee wareega 8 dhamaadka champions League kulan ka dhici doona Afield.

Liverpool ayaa u baahan guul soo laabasho leh hadii ay doonayso in ay iska xaadiriso wareega Semi-final-ka tartanka kadib markii ay guuldaro 3/1 ah kala kulantay Real Madrid kulankii lugtii hore.

Reds ayaa looga baahanyahay 2 gool iyo waliba in ay shabaqoda ilaashadaan hadii ay donayaan in ay u soo baxaan wareega Semi-final-ka tartanka champions league xilli ciyaareedkan.

Shaqo adag ayaa hor taala Liverpool kulanka caawa marka loo eego in ay ku dhibaatoonayso dhanka daafaca iyo waliba weerarkeeda oo aan saamayn badan lahayn xilli ciyaareedkan.

Hadaba waxa la soo bandhigay shaxda laga yaabo in ay Liverpool kaga hor tagto Real Madrid kulanka caawa.

Liverpool to unleash fab four vs Real Madrid? Jurgen Klopp hints Diogo  Jota, Roberto Firmino, Mohamed Salah and Sadio Mane could all start  Champions League fixture

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 4 Nooc Oo Ragga Ah Oo Ay Dumarku Ka Faa’iidaystaan, Miyaad Ka Mid Tahay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*