Shaxda Laga Yaabo In Ay Isaga Hor Yimaadaan Ac Milan & Juventus.

Kulan adag ayaa caawa dhexmari doona kooxaha Ac Milan iyo Juventus kulan ka tirsan Serie A-da kaas oo si weyn looga sugayo horyaalka Serie A.

Kooxda Hogamainaysa horyaalka Serie A-da ee Ac Milan ayaa isha ku haysa in ay sii wado guulaha iyo waliba qaab ciyaareedkeeda cajiibka ah.

Dhanka kale Juventus oo difaacanaysa horyaalka ayaa doonaysa in ay noqoto kooxdii ugu horaysay ee dhulka dhigta dhinaca Ac Milan xilli ciyaareedkan.

sida ay noqon karto shaxda Ac Milan Iyo Juventus Ee Cawa:

Milan: G Donnarumma; Calabria, Kjaer, Romagnoli, Theo Hernandez; Krunic, Kessie; Castillejo, Calhanoglu, Rebic; Leao

Juventus: Szczesny; Demiral, Bonucci, De Ligt, Danilo; Chiesa, Bentancur, Rabiot, Ramsey; Dybala, Ronaldo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*