Shaxda Laga Yaabo In Ay Chelsea Kaga Hor Tagto Morecambe

Chelsea ayay ka go’antahay in ay ku soo laabtaan wadada guulaha marka ay marti galinayaan kooxda Morecambe kulan ka tirsan wareega 3-aad ee FA Cup-ka.

Blues ayaa kaliya hal kulan badisay 7-dii kulan ee ugu dambaysay tartamada oo dhan iyaga oo guuldaro 3/1 ah kala kulmay Man City kulankii ugu dambeeyay.

Si kasta ha ahaatee Lampard ayaa u arka fursad fiican in ay kooxdiisu ka jawaabto natiijooyinkaas kulanka Morecambe ee FA Cup-ka.

Lampard ayaa la filayaa in uu is badal weyn ku sameeyo shaxdiisa waliba ciyaarsiiyo xiddigaha aan sida joogtada ah ugu ciyaarin kooxda.

POSS CHE XI vs. MOR 2

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*