Shaxda Laga Yaabo In Ay Chelsea Kaga Hor Tagto Leicester City.

Chelsea ayaa marti u noqon doonta kooxda Leicester City kulan adag oo ka tirsan horyaalka premier League kana dhici doona King Powe Stadium.

Blues ayaa isha ku haya in ay sii wado dadaalka ay ugu jiro 4-ta boos ee ugu saraysa iyada oo wajahaysa Leicester City oo qaab ciyaareed fiican ku jirta.

Blues aya guul gaadhay kulankii ugu dambeeyay iyada oo guul dirqi ah ka gaadhay kooxda Fulham oo 10 xiddig ahayd Sabtidii.

Kooxda Frank Lampard ayaa ku jira kaalinta 7-aad waxana ay doonayaan in ay guul gaadhaan si ay ugu dhawaadaan boosaska ugu sareeya.

POSS CHE XI vs. LEI 2

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*