Shaxda Laga Yaabo In Ay Chelsea Caawa Kaga Hor Tagto West Ham

Xiddigaha Hakim Ziyech iyo Callum Hudson-Odoi ayaa ku soo laabtay tababarka Blues ka hor kulanka ay la ciyaari doonaan West Ham caawa.

Tababare Frank Lampard ayaa xaqiijiyay in la qiimayn doono labada xiddig ka hor kulanka West Ham ee caawa.

Chelsea ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo ku qasban in ay guul gaadhaan kadib laba guuldaro oo xidhiidh ah oo ay la kulmeen premier League.

Frank Lampard ayaa haysta xiddigo taam ah inkasta oo uu shaki ku jiro taam ahaanshaha Reece James kaas oo dhaawac jilibka ah ku jiro.

Here's how Chelsea could start against the Hammers

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*