Shaxda Laga Sameeyay Xiddigaha Ugu Fiican Ilaa Haatan Xilli Ciyaareedka 5-ta Horyaal Ee Ugu Waaweyn Oo La Soo Saaray.

Waxa meel xiiso leh maraya xilli ciyaareedka 2022/2023 iyada oo la ciyaaray 7 kulan ilaa haatan horyaalada ugu waaweyn qaarada yurub.

Xilli la galay fasaxa xulalka waxa dib loo qiimeeyay qaab ciyaareedka kooxaha 5-ta horyaal ee ugu waaweyn ee qaarada yurub.

Waxa shax laga sameeyay xiddigaha ugu fiican ilaa haatan horyaalada ugu waaweyn qaarada yurub xilli ciyaareedkan.

Shabakada WhoScored ayaa soo saartay Shaxda laga sameeyay 5-ta horyaal ee ugu waaweyn yurub iyada oo la qiimeeyay qaab ciyaareedkooda.

Kooxaha Borussia Mönchengladbach, Bayern, PSG iyo Man City ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 2 xiddig.

Dhinaca kale koxaha Napoli, Barcelona iyo Roma ayaa shaxda ku leh min hal xiddig kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo ay soo bandhigeen.

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*