Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Manchester City vs. Liverpool Ka Hor Kulankooda Caawa

Kooxda Liverpool ayaa marti u noqon doonta Man City kulankii ugu horeeyay tan ilaa markii loo caleemo saaray ku guulaysiga premier League kulan ka dhici doona garoonka Etihad Stadium.

Kooxda Pep Guardiola ayaa wado sharafeed u samayn doonta Liverpool marka ay garoonka soo galayaan kadib markii ay 23 dhibcood ka dambeeyeen hogaamiyayaasha horyaalka.

Kooxda Jurgen Klopp ayaa isha ku hayn doonta rikoodho kale oo ay dhigtay Man City waxana ay caawa u soo gali doonaan in ay sii wataan guulaha premier League.

Hadaba shabakada Sports Mole ayaa soo saaray shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood iyaga oo isticmaalaya kaliya xiddigaha taamka u ah kulanka ee ciyaari doona.

Liverpool ayaa shaxda ku leh 10 xiddig iyada oo Man City ku leedahay hal xiddig kaas oo ah xiddiga khadka dhexe ee Kevin De Bruyne kaas oo qaab ciyaareed fiican ku jira.

Combined XI: MNC vs. LIV

Sii Akhriso: Dalka Shiinaha Oo Si Kulul Uga Hadlay Heshiiskii Dhexmaray Somaliland Taiwan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*