Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Liverpool Vs Chelsea Oo La Soo Saaray Ka Hor Kulankooda Anfield.

Kooxda Liverpool ayaa marti galin doonta kooxda Chelsea kulan ka dhici doona Anfield kana tirsan todobaadkii 27-aad ee horyaalka Premier League.

Reds ayaa garoonkeeda soo galaysa iyaga oo doonaya in ay soo afjaraan 6 kulan oo xidhiidh ah oo guul la’aan ah horyaalka premier League.

Dhanka kale chelsea ayaa ku jirta qaab ciyaareed cajiib ah tan ilaa markii Thomas Tuchel noqday tababaraha kooxda iyaga oo aan aqoon sida loo khasaaro.

Labada kooxood ayaa haysta xiddigo heer caalami ah kuwaas oo waliba ka mid ah kuwa ugu fiican Premier League iyo adduunkaba kuna jira qaab ciyaareed fiican.

Shabakada whoscored Ayaa soo saartay shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood ka hor kulankooda Anfield ee horyaalka Premier League.

Kooxda chelsea ayaa xiddigaha ugu badan ku leh shaxda iyaga oo ku leh 7 xiddig halkaay Liverpool kaliya ku leedahay 4 xiddig.

No Liverpool defenders in combined Chelsea XI

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*