Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Kooxaha Man City Vs Liverpool Ka Hor Kulankooda Adag Ee Premier league.

Kooxaha Man City iyo Liverpool ayaa isaga hor iman doona kulan adag oo horyaalka premier League kulan ka dhici doona garoonka Etihad Staduim.

Kulankan ayaa ah midka ugu xiisaha badan ee wakhti xaadirkan laga ciyaaro premier League marka loo eego in ay labada kooxood yihiin kuwa ugu fiican England wakhti xaadirkan.

Labada kooxood ayaa ku dhibaatoonaya dhaawacyo iyada oo Man City ka dhibaatoonayso dhanka weerarka halka ay Liverpool ka dhibaatoonayso dhanka daafaca.

Inkasta oo ay xiddigo badan ka maqanyihiin hadana Labada kooxood ayaa ku hubaysan xiddigaha ugu fiican premier league.

Hadaba Ka hor kulanka waxa la soo saaray shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood iyada oo la adeegsanayo xiddigaha taamka u ah kulanka.

Kooxda Liverpool ayaa xiddigaha ugu badan ku leh shaxda iyaga oo ku leh 7 xiddig halka ay Man City ku leedahay kaliya 4 xiddig.

Combined XI: MNC vs. LIV

Sii Akhriso: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Oo Fariin U Diray Madaxweynaha Loo Doortay Maraykanka Ee Joe Biden.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*