Shaxda Chelsea Ay Kagaa Hor Tagi Karto Everton, Sterlig Ayaa Hogaamin Doona Weerarka.

Raheem Sterling iyo Kalidou Koulibaly ayaa ciyaari kara kulankoodii ugu horeeyay premier League xilli ay Blues maanta bilaaban doonto xilli ciyaareedka cusub iyaga oo la ciyaari doona Everton.

Kooxda Thomas Tuchel ayaa marti u noqon doonta kooxda Everton kulan ay isha ku hayso in ay guul ku bilaabato xilli ciyaareedkeeda cusub.

Kooxda Chelsea ayaa u baahan in ay garaacdo Everton si ay u soo af jarta 5 guul la’aan oo garoonka Goodison Park ah.

Sterling Ayaa la filaaya in uu weerarka Blues ku bilowdo kana garab ciyaaro xiddigaha Mason Mount & Kai Havertz.

Daafaca Koulibaly ayaa sidoo kale la filayaa in uu kulankiisii ugu horeeyay ku bilowdo shaxda Chelsea.

Chelsea could hand debuts to Kalidou Koulibaly and Raheem Sterling

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*