Shaxda Ay Real Madrid Kaga Hor Tagi Karto Valencia

Milan (Italy), 25/11/2020.- Real Madrid's Rodrygo (C) jubilates with his teammates after scoring during the UEFA Champions League Group B soccer match between Inter and Real Madrid at Giuseppe Meazza stadium in Milan, Italy, 25 November 2020. (Liga de Campeones, Italia) EFE/EPA/MATTEO BAZZI

Kooxda Real Madrid ayaa la ciyaari doonta kooxda Valencia kulan adag oo ka dhici doona garoonka Mistalla xilli ay Los Blancos isha ku hayso in ay gaadho guul muhiim ah.

Tababare Carlo Ancelotti ayay ka maqnaan doonaan 6 xiddig oo ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan kooxdiisa kulankan waxana uu u baahanyahay in uu buuxiyo booskooda kulankan.

Xiddigaha Marcelo, Bael, Kroos iyo Mendy ayaa ka mid ah xiddigaha muhiimka ah ee ka maqan kooxda Real Madrid kulanka Valencia waliba aan u ciyaari doonin kooxdooda.

Tababare Ancelotti ayaa doonaya in uu sii wado wacdaraha ay kooxdiisu dhigayso si ay u sii wataan qaab ciyaareedka fiican ee ay ku bilowdeen xilli ciyaaredkooda

Shaxda Macquulka ah ee ay Real ku ciyaari karto:

Courtois, Carvajal, Militao, Alaba, Gutierrez, Casemiro, Valverde, Modric, Hazard, Vinicius jr, Benzema.

Sii Akhriso: Ma Kugu Dhacday In Gabadha Aad Jeceshahay Telefoonka Kaa Qaban Wayo Kadib Kugu Soo Celin Waydo, Ma Dhacday In Ay Ka Jawaabi Waydo Fariimahaaga, Arimahan Ayaa Sabab U Ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*