Shaxda Ay Man United Ku Ciyaari Karto Kadib Markii Loo Magacaabay Darren Fletcher

Darren Fletcher ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Man United isaga oo badalay Ruben Amorim.

Man United ayaa shaqada ka caydhisay Amorim kadib markii ay kooxdu ka bixi wayday natiijooyin xun xilli ciyaareedkan.

Darren Fletcher ayaa waxa ugu horeeya ee uu badali doono yahay shaxda isaga oo ku ciyaari doona 4 daafac ah halkii ay Man United ku ciyaaraysay 3 daafac ah.

Sidoo kale Darren Fletcher ayaa ku ciyaari doona shaxda 4-3-3 halkii ay kooxdu ka ciyaari jirtay 3-4-2-1.

Darren Fletcher ayaa kulankiisa ugu horeeya hogaamin doona kulanka ay United la ciyaari doonto Burnley bartamaha todobaadka.

May be an image of soccer, football and text that says 'MY STARTING Χι Lammens Dalot Heaven Heaven 4 春 珍 チ L u Martinez Shaw Ugarte Casemiro J.Fletcher KANCHESTR Dorgu ITED 2026/01/03 13:03:0 2026/01/03-13.03.00 03 00 13. Cunha Sesko Formation: 4-3-3'

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga