Tababaraha Manchester United Ruben Amorim ayaa soo jeediyay inuu isku shaandheyn doono kulanka sabtida ee Premier League ee ay la ciyaarayaan Nottingham Forest.
Tababaraha reer Portugal ayaa la kulmay guuldaradii ugu horaysay ee Man United waxana ay guuldaro 2/0 ah kala kulmeen Arsenal.
Amorim ayaa dib u soo dhawayn doona xiddigaha Lisandro Martinez iyo Kobbie Mainoo kadib markii ay ganaax ku maqnaayeen kulankii Arsenal.
Xiddiga Rashford ayaa la filayaa in la hogaamiyo weerarka kooxda Man United kadib markii uu kaydka galay kulankii Arsenal.
Shaxda ay Man United kaga hor tagi karo Nottingham Forest:
Onana; de Ligt, Yoro, Mazroui; Diallo, Ugarte, Mainoo, Dalot; Fernandes, Garnacho, Rashford
Be the first to comment