Shaxda Ay Liverpool Kaga Hor Tagi Karo Newcastle, Hal Is Badal Ayaa La Filayaa In Uu Klopp Ku Sameeyo Shaxdiisa.

Kooxda Liverpool ayaa kulan adag la ciyaari doonta kooxda Newcastle kulan ka dhici doona garoonka St James’ Park kulan la filayo in uu Klopp shaxdiisa is badal ku sameeyo.

Liverpool ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo ku qasban in ay guul gaadhaan hadii ay doonayaan in ay ka fogaadaan kooxda Man United oo kaliya 2 dhibcood u jirta hogaanka.

Tababare Klopp ayaa la filayaa in uu ha is badal ku sameeyo kooxdiisii kulankii West Brom bar-baraha la gashay horyaalka premier League.

Badalka ayaa ah in uu Jurgen ku bilaabo daafaca da’yarka ah ee R. Williams kaas oo badali doona Joel Matip oo dhaawac ku seegi

Dhanka kale xiddiga Thiago ayaa loo badinayaa in uu ka soo muuqdo kaydka daqiiqado yar-na ka ciyaaro kulanka hadii loo baahdo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*