Shaxda Ay Chelsea Kaga Hor Iman Karto PSG Final-ka Club World Cup-ka.

Kooxda Chelsea ayaa isku diyaarinaysa Final-ka tartanka Club World Cup-ka oo ay la ciyaari doonto kooxda PSG kulan ka dhacaya maraykan.

Blues ayaa isha ku haysa in ay ku guulaysato koobka si ay xilli ciyaareedkeeda ugu soo xidhay si cajiib ah.

Kooxda Chelsea ayaa la filayaa in ay shaxdeeda ugu adag ku soo gasho iyada oo la filayo in saxiixa Joao Pedro hogaamiyo weerarka kooxda kulanka.

Sidoo kale Cole palmer Iyo Nkunku ayaa la hogaamin doona weerarka kooxda Chelsea.

Halkan kaga bogo shaxda ay Chelsea kaga hor tagi karto PSG.

Chelsea: Robert Sánchez; Reece James, Trevoh Chalobah, Levi Colwill, Marc Cucurella; Moisés Caicedo, Enzo Fernández; Pedro Neto, Cole Palmer, Christopher Nkunku,João Pedro

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga