Shaxda Ay Barcelona Ku Ciyaari Karo La’aanta Lionel Messi Xilli Ciyaareedka Cusub

Xiddiga Lionel Messi ayaa isaa tagay kooxda Barcelona kadib 21 sano oo uu joogay kooxda oo uu 17 sano u ciyaarayay kooxda 1-aad kunlana guulaystay koobab badan oo nooc walba leh.

Lionel Messi ayaa xor noqday kadib markii uu dhacay heshiiskiisu bishii june isaga oo haatan qaab xor ah ugu biiri karo kooxda uu doonayo inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Kadib bixitaanka Messi Barcelona ayaa la filayaa in ay si aad ah uga duwanaato xilli ciyaareedka soo socda iyada oo la filayo in ay shaxda Brcelona ka duanaato shaxda xilli ciyaareedkii hore.

Xiddiga Lionel Messi ayaa ka maqnaan doona shaxda Barcelona xilli ciyaareedka cusub iyada oo la sugayo cida ay Barcelona ku buuxiso booskiisa xiddigaha haatan jooga.

Hadaba waxa la soo bandhigay shaxda ay ay Barcelona ku ciyaari karto xilli ciyaareedka cusub

Barcelona in 21/22 - Football tactics and formations

Sii Akhriso: Kulanka Sariirta: Cuntooyinka Kor U Qaada Rabitaanka Ragga & Dumarka Ee Kulanka Sariirta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*