Shaxda Ay Arsenal Kaga Hor Tagi Karto Atalanta, Miyuu Saka Diyaar U Yahay Kulanka?

Kooxda Arsenal ayaa bilaaban doonta tartanka champions Legaue iyada oo marti u noqon doonta kooxda Atalanta.

Gunners Ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay guul ku bilowdaan tartanka cusub xilli ciyaareedkan.

Arteta ayaa war xun ka helay maqnaanshaha Martin Odegaard kaas oo muddo ka maqnaan doona kooxda.

Laakiin waxa uu dib u helayaa xiddiga Declan Rice kaas oo ganaax uga maqnaa kulankii ugu dambeeyay.

Sidoo kale Arteta ayaa la filayaa in uu ku bilaabo xiddiga Bukayo Saka inkasta oo uu dhaawac uga baxay kulankii Tottenham.

Halkan kaga bogo shaxda ay Arsenal ku soo gali karto kulanka:

Raya; White, Saliba, Gabriel, Timber; Partey, Jorginho, Rice; Sterling, Jesus, Trossard.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga