Shaxda Ay Arsenal Caawa Kaga Hor Tagi Karto Crystal Palace, Jesus Ayaa Hogaaminaya Weerarka.

Arsenal ayaa caawa bilaaban doonta xilli ciyaareedka cusub ee premier League iyada oo marti u noqon doonta kooxda Crystal Palace kulan adag

Gunners ayaa doonaysa in ay guul ku bilaabto xilli ciyaareedka cusub waxana uu Arteta ku soo gali doonaa kulanka shaxdiisa ugu adag.

Arsenal oo soo qaadatay isku diyaarin fiican xili ciyaareedka ayaa doonaysa in ay guul ku bilaabato xilli ciyaareedka cusub ee premier League.

Arteta ayaa la filayaa in uu sahxdiisa ugu adag ku soo galo kulanka iyada oo ay weerarka hogaamin doonaan xiddighaha Martinelli, Jesus iyo Saka.

How Arsenal could line up in Premier League opener against Crystal Palace  with Gabriel Jesus and William Saliba starting – G3 Football

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*