Shaxaha Rasmiga Ah Ee Real Madrid Vs Atalnta & Man City Vs Borussia Monchengladbach: Ayaa Lagu Bilaabay Shaxaha labada Kulan.

Waxa caawa la ciyaari doonaa kulamada lugta 2-aad ee wareega 16-ka champions League iyada oo ay soo gali doonaan 4 kulan oo xiiso leh oo tartanka ugu tunka weyn yurub ah.

Kooxda Real madrid ayaa marti galinaysa kooxda Atalanta iyaga oo doonaya in ay iska xaadiriyaan wareega 8 dhamaadka xilli uu Zidane isha ku hayo guul ay kooxdiisu gaadho.

Dhanka kale Man City ayaa haatanba hal lug la gashay wareega 8 dhamaadka kadib markii ay guul 2/0 ah ku badiyee kulankii hore ee ay martida ahaayen.

Shaxda Rasmiga A Ee Real Madrid Vs Atalanta:

Real Madrid: Courtois; Varane, Sergio Ramos, Nacho; Lucas Vazquez, Valverde, Kroos, Modric, Mendy; Benzema, Vinicius

Kaydka:  Lunin, Altube, Eder Militao, Asensio, Marcelo, Isco, Rodrygo, Hugo Duro

Atalanta: Sportiello; Toloi, Romero, Djimsiti; Maehle, De Roon, Pessina, Gosens; Pasalic; Malinovskyi, Muriel

Kaydka: Rossi, Gollini, Palomino, Lammers, Caldara, Ruggeri, Ghislandi, Miranchuk, Ilicic, Duvan Zapata

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City Vs Borussia Monchengladbach:

Man City: Ederson, Walker, Dias, Stones, Cancelo, Rodri, Gundogan, De Bruyne, Mahrez, Foden, Silva.

Kaydka: Steffen, Carson, Ake, Sterling, Jesus, Aguero, Zinchenko, Laporte, Torres, Mendy, Fernandinho, Garcia.

Borussia Monchengladbach:  Sommer, Lainer, Ginter, Elvedi, Bensebaini, Hofmann, Neuhaus, Zakaria, Stindl, Embolo, Thuram.

Kaydka: Sippel, Grun, Lang, Kramer, Herrmann, Wolf, Plea, Beyer, Traore, Wendt, Lazaro, Jantschke.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*