Shax Wareer Ah Oo Laga Sameeyay Xiddigaha Seegi Doona Tartanka Euro 2024.

Waxa ay maalmo yar inaga xigaan tartanka Euro 2024 iyada oo xulalku ku jiraan diyaar garawgii ugu dambeeyay.

Tartanka ayaa la filayaa in uu noqdo mid xiiso leh iyada oo ay xulal iyo xiddigo badan ku tartami doonaan koobka sanadkan.

Laakiin waxa seegi doona tartanka xiddigo badan oo cajiib ah oo heer caalami ah sababo kala duwan darteed.

Xiddigaha qaar ayaa dhaawacyo ku seegi doona tartanka, qaar kale ayaa ku seegi doona in ayna xulalkoodu u soo bixin tartanka.

Ka hor bilaabashada tartanka Waxa la soo saaray shax laga sameeyay xiddigaha seegi doona tartanka Euro 2024.

Haaland, Gavi Iyo Courtois ayaa hogaaminaya xiddigaha seegi doona tartanka Euro 2024 sanadkan.

Image: Lineup builder

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga