Shax Laga Sameeyay Xiddigaha Ugu Qaalisan Taariikhda Suuqa Premier League Oo La Shaaciyay

Suuqa xagaaga ee premier League ayaa si xasaasi ah u socda iyada oo ay kooxuhu haatanba samaynayaan saxiixyo ay ku xoojinayaan kooxohooda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Waxa caado ahaan looga bartay kooxaha premier League in ay sanad walba suuqa u jabiyaan saxiixyo cusub iyaga oo la soo wareega xiddigaha ugu fiican ee jira wakhtiga la joogo.

Waxa la soo saaray shax cajiib ah oo laga sameeyay saxiixyada ugu qaalisan ee taariikhda suuqa premier League xilli ay haatanba xiddigo qaali ah ku soo biireen premier League.

Xiddiga Jadon Sancho ayaa haatan xagaagan ah midka ugu qaalisan ee premier League iyada oo la filayo in ay soo baaxaan saxiixyo kale oo qaalisan kuwaas oo isag dhaafi doona Sancho.

Hadaba shaxdan hoose kaga Bogo Shaxda laga sameeyay xiddigaha ugu qaalisan taariikhda suuqa kala iibsiga horyaalka premier League.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Jirtaan Laba Wiil Hal Mar Ku Wada Jecle, Ma Doonaysaa In Aad Dooratid Midka Adiga Kuu Fiican, Habkan Fudud Ayaa Ku Caawinaysa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*