Shax Laga Sameeyay Xiddigaha Ka Maqan Abaalmarinta Ballon d’Or Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo saaray liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or sanadka 2025.

Majalada France football ayaa soo saartay 30 xiddig ee u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or.

Liiska waxa ka maqan xiddigo badan oo soo bandhigay qaab qaab ciyaareed caniib ah.

Shabakada 90 Score ayaa soo saartay shax ay ka samaysay xiddigaha ka maqan liiska xiddigaha u tartamaya abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or.

Halkan Kaga Bogo Liiska xiddigaha Ka Maqan Tartamayaasha Abaalmarinta Ballon d’Or.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga