Shax Laga Sameeyay Saxiixyada Ugu Qaalisan Taarikhda Suuqa Kala Iibsiga.

Football Tweet ayaa soo saartay shaxda ugu qaalisan ee taariikhda suuqa kala iibsiga.

Sanadihii ugu dambeeyay kooxaha kala duwan ayaa baandhka u jabinayay saxiixyada cusub iyaga oo lacago badan ka bixinayay.

Kooxaha ayaa sanadihii ugu dambeeyay si waali ah suuqa u galinayay lacagta iyaga oo kula soo saxiixanayay xiddigo cusub.

Waxa shax laga sameeyay saxiixyada ugu qaalisan taariikhda suuqa kala iibsiga.

Lacagta laga bixiyay xitaa waxa ku jira lacagaha gunooyinka ah ee ku biiraya lacagta sida tooska ah loo bixiyay.

Halkan Kaga Bogo shaxda.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga