Shax Cajiib Ah Oo Laga Sameeyay Xiddigaha Xor Noqon Doona Xagaaga.

Suuqa January ayaa fooda inagu soo haya kooxaha adduunka oo dhan ayaa doonaya in ay xoojiyaan kooxohooda qaybta dambe ee xilli ciyaareedka.

Suuqa January ee bishan ayaa aad uga duwanaan doona suuqyadii hore sabab la xidhiidha xaalad dhaqaale xumo oo jirta.

Laakiin kooxaha ayaa heli kara saxiixyo fiican oo xor ah xagaaga hadii ay suuqa January heshiisyo la gaadhaan xiddigaha heshiiskoodu dhici doono xagaaga.

Waxa jira xiddigo badan oo magac weyn ku leh kubada cagta kuwaas oo xor noqon doona xagaaga waliba bisha January heshiisyo la sii meel dhigi kara kooxda ay doonayaan.

Hadaba waxa shax cajiib ah laga sameeyay xiddigaha xorta noqon doona xagaaga ee wadahadalo la sii qaadan kara kooxaha ay doonayaan bishan January.

Out of contract XI

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*