
Sanadka 2020 ayaa ku jira saacadihiisii ugu dambeeyay iyada oo uu soo dhamaanayo sanad buuxa oo premier League laga ciyaaray kulamo badan oo horyaalka premier League ah.
Shabakada Whoscored ayaa soo saaray shaxda ugu fiican premier League sanadka 2020 ee sii dhamaanaya iyaga oo soo xushay xiddigihii qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay.
Kooxaha Liverpool, Man City iyo Aston Villa ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 2 xiddig kuwaas oo qaab ciyaareed fiican soo bandhigay.
Dhanka kale kooxaha Southampton, Man United, Tottenham, Burnley iyo Everton ayaa dhankooda shaxda ku leh min laba xiddig.
Be the first to comment