Sergio Ramos Oo Wadnaha Gooyay Real Madrid & Mbappe Oo Sabab U Ah.

Sergio Ramos ayaa tababarka la bilaabay saaxiibadiisa cusub ee Paris Saint-Germain Isniintii, wuxuuna rajeynayaa in Kylian Mbappe uu sii joogo kooxda muddo iskana diido in uu u dhaqaaqo Real Madrid.

Weeraryahanka reer France ayaa bartilmaameed u ah Ramos kooxdiisii ​​hore ee Real Madrid, laakiin inkasta oo uu kula talin lahaa inuu maalin uun ku biiro Los Blancos hadana waxa uu doonayaa in uu haatan sii joogo PSG.

“Ma awoodo in aan qof kale u sheego waxa ay tahay in uu sameeyo, laakiin aniga oo khibradayda adeegsanaya waxa aan si gaar ah u siin doonaa tllo”ayuu Ramos yidhi.

“Waxaan jeclaan lahaa inuu sii joogo PSG maxaa yeelay waxaan jeclahay inaan la ciyaaro kuwa ugu fiican”.

“Marka aad qaadanaysid go’aanka joogista ama tagista waa mid shaqsiyadeed”ayuu sii raaciyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*