Sergiño Dest Oo Ku Baasay Tijaabada Caafimaadka Barcelona , Imisa Sano Ayuu Gaarayaa Hishiiska?

Garabka middig kooxda Ajax ee Sergiño Dest ayaa lagu waramayaa in uu baasay tijabaada caafimadka kooxda Barcelona

Laacibkaas oo shalay gaaray magaalada Barcelona ayaa haatan waxaa harsan in kaliya lagu dhawaaqo in hishiiska la dhameystiray , waxa uuna noqonayaa midkii ugu horeeyay ee Barcelona tan iyo macalinka cusub

Wargeyska Marca ayaa sheegaya in laacibkaas uu qalinka ku duugayo hishiis gaaraya illaa iyo xagaaga 2025-ka

Inkastoo weli la helin qiimaha ku baxday hishiskaas hadana waxaa la xusayaa in uu gaarayo aduun lacageed oo gaaraya 20 milyan oo ay sii raaceyso 5 milyan dambe oo ku xernaaneysa heerka ciyaareedka laaicbka

 

 

Laacib.net

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*