Sedex Ciyaartooy Oo Barcelona Ka Maqnaanayaa Kulanka Elclasico , Miyuu Jordi Alba Ku Jiraa?

Kooxda Barcelona ayaa u diyaar garoobeysa kulanka Elcalsico ee Real Madrid kaasi oo dhacaya sabtida

Barcelona waxa ay kulamkaas si dhab ah u weynayaan sedex xiddig halka mid kale uu shaki ku jiro sida wargeyska Sport uu qorayo

Wargeyskaas ayaa sheegaya in seexdaas ciyaartooy ay kala yihiin ter Stegen , Umtiti iyo Matheus Fernandes waxaana la xaqiijiyay in ay wad adhaawacna yhihiin

Laacibka sedexaad ee uu shakiga ku jiro ayaa ah Jordi Alba waxa uuna ku jiraa xaaladda loogu diyaarinayo in uu la lug helo kulankaas

Real ayaa kulankaas galeysa iyadoo kulankii ugu dambeeyay horyaalka iyo Champion-ka ay la kulmeen guuldarro .

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*