Saxiixyada Ay Kooxda Chelsea Samaysay Ilaa Haatan Suuqa Xagaaga.

Chelsea ayaa wacdaro ka dhigaysa suuqa kala iibsiga xagaaga ilaa haatan.

Blues ayaa ku mashquulsan suuqa waxana ay samaysay saxiixyo ay ku xoojinayso kooxda.

Tababare Enzo Maresca ayaa isku diyaarinaya in uu wada haysto xiddigaha uu doonayo ka hor bilaabashada tababarka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Ilaa haatan xiddigaha imanaya kooxda ayaa ka badan kuwa baxaya iyada oo Blues samaysay saxiixyo cusub.

Halkan kaga bogo saxiixyada ay Blues ilaa haatan samaysay.

Kiernan Dewsbury-Hall – £30m

Marc Guiu – £5m

Omari Kellyman – £19m

Estevao Willian – £29m ilaa £51m

Tosin Adarabioyo – Xor

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga