Salah Oo Ku Soo Laaban Doona Shaxda Liverpool Kulanka Brighton.

Tababaraha Liverpool ee Arne Slot ayaa kooxda dib uGu soo Daraya xiddiga Mohamed Salah kulanka Brighton ee premier League.

Salah Iyo Slot ayaa manta yeeshay wadahadalo si loo xaliyo khilaafka ka dhexeeya labadooda si uu xiddigu uGu soo laabto shaxda kooxda.

Sida laga soo xigtay ESPN, Salah ayaa lagu soo dari doonaa liiska Liverpool ee ka hor tagi doona Brighton kulanka premier League.

Salah ayaa gabi ahaan ka maqnaa kulankii Inter ee champions League kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay isaga Iyo tababaraha.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga